Al Shabaab oo Shaacisay in qaar kamid ah ragii fuliyay Weerarkii Muqdisho in iyaga oo nool ay …

Al Shabaab ayaa sheegtay in uu xalay soo gabo gaboobay weerarkii habeen hore u galeen dhismo kuyaala Laamiga Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho, waxa ayna Shabaab sheegeen in weerarkaasi khasaaro badan ku geesteen. Afhayeenka dhinaca howlgalada Al Shabaab Sheekh Cabdicasiis Abuu Muscab ayaa sheegay in weerarkii Muqdisho ka geesteen in uu kusoo dhamaaday si … Continue reading Al Shabaab oo Shaacisay in qaar kamid ah ragii fuliyay Weerarkii Muqdisho in iyaga oo nool ay …